en

  • Yaasir Karaama Free
    بسم الله الرحمن الرحيم
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Magacaygu Waa Yaasir Abdi Daahir (naanaysta: Yaasir dheere.

    Anigu Waxaan Ahay Arday Barta Jaamacada Heerkii Koobaad ee culuumta islaamka Waxaan Kudhashay Magaalada Gaalkacayo Waxaan Joogaa Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga dawladda puntland ee soomaaliya Waxaan Jiraa 24 Sano
    Reerkayagu Ama Family Kaygu Waxay Daganyihiin Magaalada jigjiga Ee soomali deegaanka Ethiopia 🇪🇹.
    Waxaan Ahay Wiil ilaahay Kabaqa oo Diinta islaamka Kudhaqma oo shanta salaadood tukada Quraanka Kariimkana xifdisan
    Lanbarkaygu Waa +252906623630

    Ugudanbayn Waxaan Ubaahnahay Gabadh Sharahleh Oo Asturan Oo Diinta Islaamka Kudhaqanta intaas aan soo sheegayna
    Waa xogtayda oo dhamaystiran.
    Mahadsanidiin *ALAF GUUR*
    والسلام عليكم ورحمة الله.
    بسم الله الرحمن الرحيم
    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Magacaygu Waa Yaasir Abdi Daahir (naanaysta: Yaasir dheere.

    Anigu Waxaan Ahay Arday Barta Jaamacada Heerkii Koobaad ee culuumta islaamka Waxaan Kudhashay Magaalada Gaalkacayo Waxaan Joogaa Magaalada Boosaaso ee xa...See more
    Jan 24 '22
    0 1
    Yaasir Karaama likes this
Please upgrade to view this page.
Password protected photo
Password protected photo
Password protected photo